Muxuu taliyaha ciidanka Dhulka kala hadlay Shacabka degaanka Janaale? (Sawirro)

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan siddii al-shabaab looga xoreyn lahaa degaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeellada Hoose. Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir oo meel fagaaro ah kula hadlay shacabka ku nool Jannaale ayaa ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidanka oo … Continue reading Muxuu taliyaha ciidanka Dhulka kala hadlay Shacabka degaanka Janaale? (Sawirro)